Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 13:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wayna nixi doonaan, oo waxaa qaban doona xanuun iyo murug, oo waxay u xanuunsan doonaan sida naag foolanaysa. Oo midkoodba kan kaluu la yaabi doonaa, oo wejigooduna wuxuu noqon doonaa sida olol oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 13

arki Ishacyaah 13:8 macnaha guud