Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 10:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay maalintaas noqon doontaa in kuwa dadka Israa'iil ka hadhay iyo intii dadka Yacquub ka baxsatayba ayan mar dambe ku tiirsan kii iyaga wax ku dhuftay, laakiinse waxay si run ah ugu tiirsan doonaan Rabbiga ah Kan Quduuska ah oo dadka Israa'iil.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 10

arki Ishacyaah 10:20 macnaha guud