Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 10:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

inay kuwa baahan garta ka qalloociyaan oo ay masaakiinta dadkaygana xaqooda ka qaadaan, oo ay carmallada ka dhigaan waxa ay dhacaan agoontana waxa ay ugaadhsadaan.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 10

arki Ishacyaah 10:2 macnaha guud