Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 1:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Hoog waxaa leh quruuntan dembiga badan, iyo dadkan xumaanta ku raran, iyo dhashan xumaanfalayaasha, iyo wiilashan si xun u macaamilooda. Iyagu Rabbiga way ka tageen, oo waxay quudhsadeen Ka Quduuska ah ee reer binu Israa'iil dib bayna uga noqdeen.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 1

arki Ishacyaah 1:4 macnaha guud