Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 1:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Mar dambe ha ii keenina qurbaanno aan waxtar lahayn, fooxu waa ii karaahiyo, bilaha cusub, iyo maalmaha sabtida, iyo isuyeedhidda shirarkaba uma aan adkaysan karo, oo xataa shirka weyn waa dembi.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 1

arki Ishacyaah 1:13 macnaha guud