Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 1:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kanu waa wixii Ishacyaah ina Aamoos la tusay ee uu ku arkay wax ku saabsan dalka Yahuudah iyo Yeruusaalem waagii ay Cusiyaah, iyo Yootam, iyo Aaxaas, iyo Xisqiyaah boqorrada ka ahaayeen dalka Yahuudah.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 1

arki Ishacyaah 1:1 macnaha guud