Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Hoosheeca 9:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, bal eeg, iyagu waxay ka tageen halligaad, laakiinse Masar baa iyaga soo urursan doonta, oo waxaa iyaga aasi doonta magaalada Mof. Waxyaalahooda wacan oo lacagta ahna waxaa qaadan doona maraboob, oo teendhooyinkoodana waxaa ka soo dhex bixi doonta qodxan.

akhri dhamaystiran cutubka Hoosheeca 9

arki Hoosheeca 9:6 macnaha guud