Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Hoosheeca 9:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyagu Rabbiga uma ay shubi doonaan qurbaanno khamri ah, oo isagana kama ay farxin doonaan. Allabaryadoodu waxay iyaga ula mid noqon doonaan sida cuntada kuwa baroorta. In alla intii wax ka cuntaana way wada nijaasoobi doonaan, waayo, cuntadoodu waxay ahaan doontaa mid ay nafsadoodu u hamuunta, oo sooma ay geli doonto guriga Rabbiga.

akhri dhamaystiran cutubka Hoosheeca 9

arki Hoosheeca 9:4 macnaha guud