Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Hoosheeca 9:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xumaantoodii oo dhammu waxay ku jirtaa Gilgaal, waayo, iyaga halkaas baan ku necbaaday. Haddaba xumaanta falimahooda aawadeed ayaan iyaga uga eryi doonaa gurigayga. Mar dambe ma aan jeclaan doono, waayo, amiirradooda oo dhammu waa caasiyiin.

akhri dhamaystiran cutubka Hoosheeca 9

arki Hoosheeca 9:15 macnaha guud