Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Hoosheeca 5:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaan reer Efrayim ku noqon doonaa sidii aar libaax oo kale, oo dadka Yahuudahna waxaan ku noqon doonaa sidii aaran libaax oo kale. Anigu qudhayda ayaa jeexjeexan doona oo bixi doona, waan la tegi doonaa, oo mid iga samatabbixiyaana ma jiri doono.

akhri dhamaystiran cutubka Hoosheeca 5

arki Hoosheeca 5:14 macnaha guud