Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Hoosheeca 4:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadkaygu waxay u baabba'aan aqoondarro daraaddeed. Aqoonta aad diidday aawadeed ayaan adiga kuu diidi doonaa, oo innaba wadaad ii ahaan maysid, maxaa yeelay, waxaad illowday sharcigii Ilaahaaga, oo aniguna waxaan illoobi doonaa carruurtaada.

akhri dhamaystiran cutubka Hoosheeca 4

arki Hoosheeca 4:6 macnaha guud