Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Hoosheeca 4:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Anigu ma aan ciqaabi doono gabdhihiinna markay dhilloobaan amase aroosadihiinna markay sinaystaan, waayo, ragga qudhooduba waxay raacaan dhillooyin, oo waxay allabari la bixiyaan sharmuutooyin, oo dadkii aan wax garanaynna waa la wada afgembiyi doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Hoosheeca 4

arki Hoosheeca 4:14 macnaha guud