Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Hoosheeca 2:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyana waxay daba geli doontaa kuwa iyada caashaqi jiray, laakiinse ma ay gaadhi doonto. Way doondooni doontaa, laakiinse innaba ma ay heli doonto. Kolkaasay odhan doontaa, Waxaan ku noqon doonaa ninkaygii hore, waayo, markaasaa iiga roonayd siday haatan tahay.

akhri dhamaystiran cutubka Hoosheeca 2

arki Hoosheeca 2:7 macnaha guud