Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Hoosheeca 14:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwa hadhka hoos joogaana way soo noqon doonaan. Waxay u soo noolaan doonaan sida hadhuudhka oo kale, oo waxay u ubxin doonaan sida canabka oo kale. Udgoonkooduna wuxuu ahaan doonaa sida khamriga Lubnaan oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Hoosheeca 14

arki Hoosheeca 14:7 macnaha guud