Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Gabaygii Sulaymaan 8:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qalbigaaga korkiisa ii dhig sida shaabad oo kale, oo gacantaada korkeeda ii dhig sida shaabad oo kale, Waayo, jacaylku wuxuu u xoog badan yahay sida geeri oo kale, Oo masayrkuna wuxuu u nac weyn yahay sidii She'ool oo kale. Belbelkiisu waa sida belbel dab ah, Oo waa ololka ugu wada kulul ee Rabbiga.

akhri dhamaystiran cutubka Gabaygii Sulaymaan 8

arki Gabaygii Sulaymaan 8:6 macnaha guud