Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Gabaygii Sulaymaan 7:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Aynu aroor hore beercanabyada tagnee, Oo aynu soo aragno bal in canabkii magoolay, oo ay ubixiisii soo muuqdeen, Oo uu rummaankii ubxiyey iyo in kale; Oo halkaasaan jacaylkayga kugu siin doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Gabaygii Sulaymaan 7

arki Gabaygii Sulaymaan 7:12 macnaha guud