Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Gabaygii Sulaymaan 5:15-16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

15. Lugihiisu waa sida tiirar marmar ah, oo lagu qotomiyey saldhigyo dahab saafiya ah, Oo muuqashadiisuna waa sida Buur Lubnaan oo kale, oo wuxuu u qurxoon yahay sida geedaha kedarka oo kale.

16. Afkiisu aad iyo aad buu u macaan yahay, oo isaga dhammaantiis waa mid aad loo jecel yahay. Gabdhaha reer Yeruusaalemow, Kaasu waa gacaliyahayga, waana saaxiibkayga.

akhri dhamaystiran cutubka Gabaygii Sulaymaan 5