Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Gabaygii Sulaymaan 2:15-16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

15. Dawacooyinka noo qabta, kuwaasoo ah dawacooyinka yaryar ee beerahayaga canabka ah bi'iya, Waayo, beerahayaga canabka ahu haatan way ubxinayaan.

16. Gacaliyahaygu waa kaygii oo anna tiisii baan ahay. Wuxuu adhigiisa daajinayaa ubaxyada dhexdooda.

akhri dhamaystiran cutubka Gabaygii Sulaymaan 2