Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 9:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo ay ka dhigaan maalmihii Yuhuuddii ay cadaawayaashoodii ka raysteen iyo bishii xaggooda ay murugtii farxad u beddelantay, baroortiina maalin wanaagsan; inay ka dhigaan maalmo iid ah oo farxad badan, oo mid ba midka kale waxyaalo wanwanaagsan u diro, oo masaakiintana hadiyado la siiyo.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 9

arki Esteer 9:22 macnaha guud