Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 9:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii wuxuu Boqorad Esteer ku yidhi, Yuhuuddii waxay Shuushan oo ah hoygayga ku laayeen oo ku baabbi'iyeen shan boqol oo nin, iyo Haamaan tobankiisii wiil. Oo gobolladayda intooda kale maxay ku sameeyeen! Haddaba baryadaadu waa maxay, waa lagu siinayaaye? Amase maxaad kaloo weyddiisanaysaa? Waa laguu samaynayaaye.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 9

arki Esteer 9:12 macnaha guud