Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 9:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba bishii laba iyo tobnaad, oo ahayd bisha Adaar, maalinteedii saddex iyo tobnaad, markii boqorka amarkiisii iyo naadadiisii ay soo dhowaadeen in la oofiyo, maalintaas oo ahayd maalintii Yuhuudda cadaawayaashoodii ay rajaynayeen inay Yuhuudda u taliyaan, laakiin loo beddelay oo ay noqotay maalintii ay Yuhuuddii u taliyeen kuwii iyaga nebcaa,

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 9

arki Esteer 9:1 macnaha guud