Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 8:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorkii wuxuu u oggolaaday Yuhuuddii magaalo kasta degganayd inay isa soo wada urursadaan oo ay daaficidda naftooda isu taagaan, oo ay baabbi'iyaan, oo laayaan, oo halaag ku ridaan kulli xooggii dadka iyo gobolkii doonayay inay weeraraan iyaga iyo dhallaankooda iyo dumarkoodaba, iyo inay maalkooda booli ahaan u dhacaan.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 8

arki Esteer 8:11 macnaha guud