Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 5:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii boqorkii arkay Boqorad Esteer oo barxadda dhex taagan ayuu raalli ka noqday iyada, oo boqorkiina wuxuu Esteer ku soo fidiyey ushii dahabka ahayd oo gacantiisa ku jirtay. Markaasaa Esteer soo dhowaatay oo taabatay usha dusheedii.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 5

arki Esteer 5:2 macnaha guud