Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 3:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba, boqorow, taas haddaad raalli ka tahay, ha la qoro in iyaga la baabbi'iyo; oo anna waxaan bixin doonaa toban kun oo talanti oo lacag ah, oo waxaan gacanta u gelin doonaa kuwa boqorka shuqulkiisa u taliya inay iyagu maalkaas geliyaan khasnadaha boqorka.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 3

arki Esteer 3:9 macnaha guud