Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 3:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sannaddii laba iyo tobnaad oo Boqor Ahashwerus, bisheedii kowaad taasoo ah bisha Niisaan ayay Haamaan hortiisa ku rideen saami magiciisa la yidhaahdo Fuur, oo taasuna waxay socotay maalin ka maalin, iyo bil ka bil, ilaa bishii laba iyo tobnaad oo ah bisha Adaar.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 3

arki Esteer 3:7 macnaha guud