Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 3:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo warqaadayaashiina haddiiba degdeg bay ugu ambabbexeen boqorka amarkiisii, oo Shuushan oo ahayd hoygii boqorkana amarkii waa lagu bixiyey. Haddaba boqorkii iyo Haamaan waxay u fadhiisteen inay wax cabbaan; laakiinse magaaladii Shuushan oo dhammu way ka wareertay.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 3

arki Esteer 3:15 macnaha guud