Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 3:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo warqadona waxaa loo dhiibay warqaadayaal, oo waxaa loo diray boqorka gobolladiisii oo dhan, in Yuhuudda oo dhan la wada baabbi'iyo, oo la wada laayo, oo la halaago dhammaantood, yar iyo weyn, iyo dhallaanka iyo dumarkaba, bisha Adaar oo ah bisha laba iyo tobnaad, maalinteeda saddex iyo tobnaad, iyo in maalkoodana booli ahaan loo dhaco.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 3

arki Esteer 3:13 macnaha guud