Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 2:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markii la maqlay boqorka amarkiisii iyo naadadiisii, kolkii hablo badan lagu soo ururiyey Shuushan oo ahayd hoygii boqorka, oo gacanta loo geliyey Heegay, ayaa Esteer la geeyey gurigii boqorka, oo waxaa gacanta loo geliyey Heegay oo ahaa kii naagaha dhawri jiray.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 2

arki Esteer 2:8 macnaha guud