Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 2:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba boqorkii Esteer buu ka jeclaaday naagihii kale oo dhan, oo iyana waxay isagii ka heshay raxmad iyo roonaan ka sii badan intii ay bikradaha kale heleen oo dhan; oo sidaas daraaddeed ayuu madaxa u saaray taajkii boqornimada, oo meeshii Washtii ayuu iyada boqorad uga dhigay.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 2

arki Esteer 2:17 macnaha guud