Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 2:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Esteer oo ahayd ina Abiixayil, kaasoo adeer u ahaa Mordekay oo iyada qaatay oo ka dhigtay sidii gabadhiisii oo kale, markii wakhtigeedii ay boqorka u geli lahayd la gaadhay, iyadu waxba ma ay dalban wixii Heegay oo ahaa boqorka midiidinkiisii naagaha u dhawri jiray uu u dooray mooyaane. Oo intii Esteer aragtay oo dhammu way u bogeen.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 2

arki Esteer 2:15 macnaha guud