Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 2:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba markii gabadh walba wakhtigeedii la gaadhay inay u gasho Boqor Ahashwerus, oo iyada loogu sameeyo sida waafaqsan waxa sharcigu dumarka farayo laba iyo toban bilood dabadeed, (waayo, saasaa isdaahirintoodu ku dhammaan jirtay, inay intii lix bilood ah ismariyaan saliidda malmalka, intii lix bilood ahna ismariyaan uunsi udgoon iyo waxyaalaha dumarka lagu daahiriyo)

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 2

arki Esteer 2:12 macnaha guud