Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 10:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo falimihii uu xooggiisii iyo itaalkiisii ku sameeyey oo dhan, iyo warkii Mordekay weynaantiisii uu boqorku isaga u sara mariyey sow kuma wada qornayn buuggii taariikhda oo boqorradii Maaday iyo Faaris?

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 10

arki Esteer 10:2 macnaha guud