Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 9:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sayidow, xaqnimada adigaa iska leh, laakiinse annagu waxaannu leennahay qasnaan iyo ceeb sida maanta annagoo ah dadka reer Yahuudah, iyo kuwa ku dhaqma Yeruusaalem, iyo reer binu Israa'iil oo dhan, iyo kuwa dhow iyo kuwa fog oo aad dalalka kale u kaxaysay xadgudubkii ay kugu xadgudbeen aawadiis.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 9

arki Daanyeel 9:7 macnaha guud