Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 9:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba ogow oo garo in tan iyo markii amarku soo baxay in Yeruusaalem la soo celiyo oo la dhiso ilaa uu yimaado Kan subkan oo ah amiirka waxaa ahaan doona toddoba toddobaad, iyo laba iyo lixdan toddobaad; haddana wakhtiyada cidhiidhiga ah waa la dhisi doonaa oo waxaa loo yeeli doonaa jidad iyo derbi.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 9

arki Daanyeel 9:25 macnaha guud