Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 8:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan arkay isagoo wankii u soo dhowaaday, aad buuna ugu xanaaqay, oo wankii buu hardiyey, labadiisii geesna wuu ka jebiyey. Wankiina ma lahayn xoog uu iskaga celiyo, laakiinse dhulkuu ku tuuray, wuuna ku tuntay, mana jirin mid wanka orgiga ka samatabbixin karaa.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 8

arki Daanyeel 8:7 macnaha guud