Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 8:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dabadeedna waxaan maqlay mid quduus ah oo hadlaya, markaasaa mid kale oo quduus ahu wuxuu ku yidhi kii hadlay, Ilaa goormay ahaan doontaa riyada ku saabsan qurbaanka joogtada ah, iyo xadgudubka wax baabbi'iya, si meesha quduuska ah iyo ciidankaba loogu tunto?

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 8

arki Daanyeel 8:13 macnaha guud