Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 7:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa la siiyey dowladnimo iyo ammaan iyo boqortooyo, inay dadyowga, iyo quruumaha, iyo kuwa kala afka ahu u wada adeegaan. Dowladnimadiisu waa dowladnimo weligeed jiraysa, oo aan dhammaanayn, boqortooyadiisuna waa mid aan la baabbi'in doonin.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 7

arki Daanyeel 7:14 macnaha guud