Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 7:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sannaddii kowaad oo boqorkii Baabuloon oo ahaa Beelshaasar, ayaa Daanyeel riyooday, waxna waa la tusay isagoo sariirtiisa ku jiifa; markaasuu riyadii qoray, waxyaalihii dhammaantoodna wuu sheegay.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 7

arki Daanyeel 7:1 macnaha guud