Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 6:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Madaxweynayaashii boqortooyada oo dhan, iyo taliyayaashii, iyo amiirradii, iyo waaniyayaashii, iyo saraakiishii, waxay ku tashadeen inay dhisaan qaynuun boqornimo iyo amar leh, Ku alla kii intii soddon maalmood ah wax weyddiista ilaah kale ama nin, adiga mooyaane, Boqorow, waa in lagu rido bohosha libaaxyada.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 6

arki Daanyeel 6:7 macnaha guud