Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 6:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa taliyayaashii iyo amiirradii waxay doondooneen sabab ay Daanyeel ku dacweeyaan oo xagga boqortooyada ku saabsan; laakiinse way waayeen sabab iyo xumaan toona; maxaa yeelay, isagu wuxuu ahaa aamin, oo qalad iyo xumaan toona lagama helin.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 6

arki Daanyeel 6:4 macnaha guud