Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 6:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay jawaabeen oo waxay boqorkii hortiisa ka yidhaahdeen, Boqorow, Daanyeelkii ka mid ahaa kuwii Yahuudah laga soo dhacay, dan kama leh adiga iyo amarkii aad saxeexday toona, laakiinse saddex jeer buu maalin walba Ilaahiisa wax weyddiistaa.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 6

arki Daanyeel 6:13 macnaha guud