Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 6:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Daanyeelna markuu ogaaday in qorniinkii la saxeexay ayuu gurigiisii galay, haddaba daaqadihii qolkiisa oo xagga Yeruusaalem u jeeday way furnaayeen, oo saddex jeer buu maalintiiba jilbo joogsan jiray oo tukan jiray, oo Ilaahiis ku mahadnaqi jiray, siduu hore u yeeli jiray.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 6

arki Daanyeel 6:10 macnaha guud