Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 5:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daanyeel jawaabay oo yidhi isagoo boqorkii hor taagan, Boqorow, hadiyadahaaga iska hayso, abaalgudyadaadana ku kale sii; habase yeeshee farta waan kuu akhriyi doonaa, fasirkana waan kuu caddayn doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 5

arki Daanyeel 5:17 macnaha guud