Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 5:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

maxaa yeelay, waxaa laga helay ruux aad u wanaagsan, iyo aqoon, iyo waxgarasho, riyooyinkana wuu fasiri jiray, waxa daahanna wuu muujin jiray, shakigana wuu saari jiray, oo kaasu waa Daanyeel, kii boqorku u bixiyey Beelteshaasar. Haddaba Daanyeel ha loo yeedho, oo isna fasirka wuu caddayn doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 5

arki Daanyeel 5:12 macnaha guud