Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 4:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadka waa lagaa eryi doonaa, oo waxaad la joogi doontaa xayawaanka duurka, oo waxaa lagaa dhigi doonaa inaad doog u cunto sidii dibi, toddoba wakhtina way ku gudbi doonaan, jeeraad ogaato in Ka ugu Sarreeyaa u taliyo boqortooyada dadka, oo uu siiyo ku alla kii uu doonayo.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 4

arki Daanyeel 4:32 macnaha guud