Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 4:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadka waa lagaa fogayn doonaa, oo waxaad la joogi doontaa xayawaanka duurka, oo sidii dibi ayaad doog u cuni doontaa, oo waxaa ku qoyn doona dharabka samada, toddoba wakhtina waa ku gudbi doonaan, jeeraad ogaato in Ka ugu Sarreeyaa u taliyo boqortooyada dadka, oo uu siiyo ku alla kii uu doonayo.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 4

arki Daanyeel 4:25 macnaha guud