Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 4:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Caleemihiisuna way qurxoonaayeen, midhihiisuna way badnaayeen, waxaana ku tiil cunto ku wada filan wax walba. Xayawaankii duurkuna hoostiisay hadhsanayeen, haadka cirkuna waxay ku hoyan jireen laamihiisa, oo wax jidh leh oo dhammuna isagay wax ka cuni jireen.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 4

arki Daanyeel 4:12 macnaha guud