Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 3:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa amiirradii, iyo taliyayaashii, iyo saraakiishii, iyo xaakinnadii, iyo khasnajiyadii, iyo waaniyayaashii, iyo madaxdii boliiska, iyo kuwii gobollada xukumi jiray oo dhammu u wada yimaadeen furitaankii ekaantii Boqor Nebukadnesar qotomiyey, oo waxay hor istaageen ekaantii uu Nebukadnesar qotomiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 3

arki Daanyeel 3:3 macnaha guud