Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 3:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed waxaan amar ku bixinayaa in dad kasta, iyo quruun kasta, iyo kuwa kasta oo kala af ah, oo wax xun kaga hadla Ilaaha Shadrag, iyo Meeshag, iyo Cabeednegoo, la googooyn doono, guryahoodana laga dhigi doono meel digo lagu tuulo, maxaa yeelay, ma jiro ilaah kale oo sidaas wax u badbaadin karaa.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 3

arki Daanyeel 3:29 macnaha guud