Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 3:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Nebukadnesar wuxuu ag yimid foornadii dabka ahayd oo ololaysay afkeedii, oo intuu hadlay buu yidhi, Shadrag, iyo Meeshag, iyo Cabeednegoow, Ilaaha ugu Sarreeya addoommadiisow, soo baxa, oo halkan kaalaya. Markaasaa Shadrag, iyo Meeshag, iyo Cabeednegoo dabkii ka soo dhex bexeen.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 3

arki Daanyeel 3:26 macnaha guud